Maalgashadayaal u dhashay Shiinaha ah oo gaaray magaalada Garawe (Daawo Sawirada) 

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maalgashadayaal u dhashay dalka Shiinaha, kuwaasi oo Puntland u yimi inay maalgashi ka sameystaan. Maalgashadayaasha u dhashay Shiinaha ayaa ka socda shirkadda U-TON HONG KONG, waxayna Puntland u yimaadeen si ay u maalgashtaan Xoolaha Nool, kalluunka iyo sidoo kale … Continue reading Maalgashadayaal u dhashay Shiinaha ah oo gaaray magaalada Garawe (Daawo Sawirada)